Maxaa looga hadlay kulan uu ka qeyb galay Fahad Yaasiin oo ka dhacay xarunta NISA?

Warar soo baxaya ayaa sheegay in Agaasimihii Hore ee Nabad sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin uu xalay xarunta NISA kulan kula qaatay taliyeyaal ciidan. Kulanka waxaa looga hadlay sidii loola shaqeyn lahaa agaasimaha cusub ee Taliska NISA uu u magacaabay Madaxweyne Farmaajo Yaasiin Farey. Sida ilo xog ogaal ahi sheegayaan waxaa kulanka ka qeyb galay taliyaha … Continue reading Maxaa looga hadlay kulan uu ka qeyb galay Fahad Yaasiin oo ka dhacay xarunta NISA?